Ciidamo Soomaali & Maraykan iskugu jiray oo Weeraray degaan ka tirsan Sh/dhexe

Xalay saqdii dhexe ayaa Ciidamada Kumaandoska Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwo Mareykan ah waxay weerar ku qaadeen Saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe. Weerarkaas oo isugu jiray cir iyo dhul ayaa lagu qaaday Xarumo Al-Shaabab ku leeyihiin degaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe sida ay sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-Shabelle. … Continue reading Ciidamo Soomaali & Maraykan iskugu jiray oo Weeraray degaan ka tirsan Sh/dhexe